Xasan Sheekh oo Xaliyay Cabashadii Beesha Galmaax xilal cusubna u ballanqaaday (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda beesha Galmaax Yoonis oo katirsan beesha Abgaal. Siyaasiyiinta Beesha Galmaax ee la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Cismaan Xaadoole, waxa ayna beeshan ka cabanayeen in madaxweynaha uga baxay ballan aheyd in uu siinayo guddoomiyaha … Continue reading Xasan Sheekh oo Xaliyay Cabashadii Beesha Galmaax xilal cusubna u ballanqaaday (Sawirro)